Wadada isku xiraysa Bosaso – Dhaadaar.
Dhererkeedu,waa 92km oo dhismaheeda la billaabayo berito.
Dowlada iyo Shacabka PL,ayaa kawada qayb qaadanaya dhismaheeda.
Wadadan,waxay soo gaabinaysaa safarkii wareega ahaa ee dheeraa oo loo mari jiray tagida Toga-jeceel,kaasoo gaarayay ku dhawaad 400- km.
Sidoo kale Wadadan,waxay muhiimad weyn uleedahay dhanka amaanka iyo hawgalka Calmiskaad,waxayna fududayn doontaa gurmadka,Saadka iyo joogista Ciidamada ee Deegaamada Toga-jeceel.