Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Muqdisho: 2 Ruux oo maanta u geeryootay Cudurka COVID-19 (VIDEO)
    Puntland

    Muqdisho: 2 Ruux oo maanta u geeryootay Cudurka COVID-19 (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 23, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Caafimaadka dowladda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur, oo saxaafadda kula hadashay Muqdisho ayaa sheegtay in 2 ruux ay maanta magaalada Muqdisho ugu geeryoodeen cudurka Coronavirus, halka 41 qof laga helay xanuunka 24-tii saac ee lasoo dhaafay.

    Wasiir Fowsiyo ayaa sheegtay in 328 qof laga helay Cudurka Covid-19 guud ahaan Soomaaliya, sidoo kale ay dhimashadu gaartay 16, halka dadka ka bogsaday Cudurka ay gaartay 8 Ruux.

    Sidoo kale, Wasiirada ayaa xustay in dadka Cudurka laga helay uu ka mid yahay qof ka yimid Magaalada Gaalkacyo qeybta Galmudug, waxaana ay intaas ku dartay in kiisaska cudurka ee laga helayo dalka ay sare u sii kaceyso maalinba maalinta ka dambeysa, loona baahan yahay shacabka iney ku dhaqmaan talooyinka ka hortaga ah si loo yareeyo faafida cudurkan.

    https://www.facebook.com/universalsomalitv/videos/617521855641892
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.