Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa musharax Xildhibaan Xamze Cabdi Barre oo u tartamaya kursiga tirsigiisu yahay HOP 203 gudoonsiiyay shahaadada musharaxnimo.

Musharax Xamse Cabdi Barre ayaa noqonaya musharaxii ugu horeeyey ee qaata shahaadada musharaxnimo.

