Kulanka Madaxweyne Laftagareen iyo Madaxweyne Deni,waxuu muujinayaa markii laga soo tago wax walbaโฆ.
1.In Laftagareen yaqiinsaday geerida Farmaajo.
2.In Laftagareen ogaaday saamaynta Deni.
3.In balantii ugu danbaysay lakala qaatay.
Laftagareen,waxuu wataa Shuruudo ay ka mid yihiinโฆ.
1.In Farmaajo kadib Siyaasiyan uu sii noolaado.
2.In Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo isaga lakala hayo.
3.In dhaqaale looga badasho Xildhibaanada uu hayo.
