Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Muxuu kaga hadlay Shirka jaraa’id Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan?
    Puntland

    Muxuu kaga hadlay Shirka jaraa’id Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2025Updated:July 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wuxuu uga mahadceliyay Garaad Jaamac ka garaabista xadgudubka ay tirsadern Isimada reer Sanaag iyo Haylaan ee ah in Dadkoodii la farataystay.

    Markale,waxa uu cadeeyay Shirka ka socda LC in Dadkiisa aysan qayb ka ahayn oo cid ku matashaa aysan jirin.

    DFS,ayuu ugu baaqay in aysan Walaalnimada Dadka Sool iyo Sanaag ku nool aysan kala dilin.

    Warsangeli la duruuf mahan Dhulbahante oo…

    1. Dhulkooda abid lama qabsan.
    2. Nin kale ma maamuliin.

    Suldaan Cabdisalaan PL iyo Somali,waa ka badbaadiyay qorshaha khatarta ah ee Xasan Shiikh,waana Isinka wax badbaadshay ee xeerka loo hayo haday noqon lahayd Dhaqan iyo Siyaasadba.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.