Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ku saabsanaa kulankii Gudiga Dhaqaalaha Baarlamaanka Puntland iyo Wasiirka Maaliyada?
    Somalia

    Muxuu ku saabsanaa kulankii Gudiga Dhaqaalaha Baarlamaanka Puntland iyo Wasiirka Maaliyada?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 23, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga Maaliyadda, dhaqaalaha & xisaabaadka Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland,ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad.

    Guddiga oo akhriskii 2-aad ku sameynayey Miisaaniyadda 2023 ee Golaha hortaala,ayaa suโ€™aalo ka waydiiyey Wasiirka, Xisaabiyaha guud iyo saraakiisha kale ee Wasaaradda si ay u helaan xog-dheeri ah oo la xiriirta miisaaniyadda Dawladda ee 2023.

    Miisaaniyadda sannadkaan 2023,ayaa dhan $376,699,825, ( Saddex boqol todobaatan lix malyan lix boqol sagaashan iyo sagaal kun sideed boqol labaatan iyo shan dollar).

    Kororka Miisaaniyadda ee sanadkan,ayaa ah 6% marka la bar-bar dhigo sannadkii hore.

    Ilaa iyo hada majiraan xogo loosoo bandhigay Saxaafada iyo Bulshada oo ku aadan Miisaaniyada,kaliya waxay ku kooban tahay Golayaasha Dowlada.

    Su’aalaha jawaabta ubaahan?

    Ilaha Dakhliga Guduhu kasoo xaroonayo waa kuwee?

    Ilaha Dakhliga dibada kasoo xaroonayo waa kuwee?

    Halkee ka yimid Kororka Miisaaniyada ee la helay?

    Sidee ukala leeyihiin hay’adaha Dowladu Miisaaniyada?

    Tusaale”

    Miisaaniyada Madaxtooyada?

    Miisaaniyada W.Caafimaadka ?

    Miisaaniyada W.Amniga?

    Miisaaniyada W.Waxbarashada?

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.