Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Muxuu ku salaysan yahay Safarka MW Deni Ee Imaaraadka?
    Puntland

    Muxuu ku salaysan yahay Safarka MW Deni Ee Imaaraadka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa muhiim in loo helo hawlgalka lagu qaadayo argagixisada Labada Buurood Agab kala duwan oo ay ku jiraan Diyaarado Drons ah.

    Sidoo kale hawlgalkaas,waa in uu helaa diyaar garow sare oo uu ku socon karo mudo gaaraysa 6-bilood oo xiriir ah.

    Maraykanka iyo Imaaraadka,waa Dowladaha ka taageeraya PL hawlgalkan oo ku bixinaya Dhaqaale,Qalab iyo Saad.

    Si gaar ah Imaaraadku,waxa uu PL siinayaa Diyaaradaha Drons-ka ah oo wax duuba,kuwaasoo muhiim u ah dagaalka.

    Maraykanku,marka laga soo tago in uu diyaariyay qorshe uu kula hawlgalayo Ciidamada PL oo fariisin KMG ah uga samaysanayo Garoonka Bosaso,hadana,waxaa jira Dhaqaale toos ah oo uu siinayo Maamulka Deni oo uu ugu talagalay hawlgalkan.

    Madaxweyne Deni,Maanta,ayuu ubaxayaa Dubai oo uu ku maqnaan doonaa 5-Beri,waxaana Safarkiisu la xiriiraaa hawlgalka,waxaana Wadajir usugaya Maraykanka iyo Imaaraadka.

    PL,waxay diyaarisay ku dhawaad 2500-Asksri oo iskugu jira Daraawiish,Badda iyo Sirdoonka oo hawlgalkaas galaya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.