Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Muxuu yahay ujeedka Firdhiye loo geeyay Xamar?
    Puntland

    Muxuu yahay ujeedka Firdhiye loo geeyay Xamar?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xamse iyo kooxdii Aaran oo Cali Xoosh matalayo kuna xumaynaya MW Deni iyo PL,ayaa suuqa soo galiyay inuu ka qayb galayo Shirka Firdhiye.

    Balse isla Xalayba Xasan si cad,ayuu udiiday aragtidaas ah in Shirka la fariisiyo ugu yaraan oo Sawirada uu qayb ka noqdo.

    Ujeedka rasmiga ah ee Firdhiye Xamar loo geeyay,wuxuu yahay….

    “Shirkada Shidaalka Eni ee Tlyaaniga ah, iyo Shirkadii horay u baartay Ceelka Hol-hol oo Maraykan ah,ayaa loogu gaynaya Rome”.

    Xamar,waa lasii marsiinayaa kadibna waa lasii gudbinayaa,waxaana dulaalka arinkan wata Dowlada Xasan iyo koox Xildhibaano ah.

    Buunbuuninta tagidiisa Xamar la buunbuuninayo,waa in MW Deni laga dhigo Nin lagala soo hoos baxay xataa Beeshiisii Harti iyo Gobolkii uu difaacanayay ee Sool.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.