Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»MW Deni oo Casho Sharaf usameeyay Marti sharaftii kasoo qayb gashay Shirka Nabada
    Puntland

    MW Deni oo Casho Sharaf usameeyay Marti sharaftii kasoo qayb gashay Shirka Nabada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 23 September 2024 : Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Caawa kulan Casho ah oo soo dhoweyn iyo boggaadin ah u sameeyay Hay’adda PDRC iyo Marti sharafta isaga kala timi dalka iyo dibedda ee ka qeybgashay Shirka Nabadda ee PDRC oo Garoowe maanta kusoo dhammaaday.

    Madaxweynaha ayaa la wadaagay bulshada welwelka uu ka qabo jihada Soomaaliya u socoto iyo sida Dowladda Federaalka ah uga shaqeynayso kala irdheynta bulshada Soomaaliyeed. “In qeyb bulshada ka mid ah ay qeybta kale ka saarayso Soomaalinimada waa khatar soo korortay” ayuu yiri Madaxweyne Deni.

    Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni wuxuu madasha kaga dhawaaqay in Dowladda Puntland ay diyaar u tahay wadahadal, Iyadoo ku bixinaysa maal iyo mood sidii looga bartay isu keenista dadka Soomaaliyeed.

    -DHAMMAAD-

    -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.