Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»MW Deni oo dib ugu soo laabtay Garowe 14-Cisho kadib
    Puntland

    MW Deni oo dib ugu soo laabtay Garowe 14-Cisho kadib

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu danbayn MW Deni oo kusoo guulaystay Safarkiisii Imaaraadka,ayaa Caawa dib ugu soo laabtay Garowe.

    Shaqada ugu weyn ee MW Deni utagay Imaaraadka,ayaa ahayd taageero uraadinta hawlgalka qorshaysan ee PL ay ku qaadayso Labada Buurood.

    1.Imaaraadku,wuxuu bixiyay Diyaaradaha Dronska iyo Saad.

    2.Maraykanka,ayaa bixiyay Dhaqaale iyo hawlgalka oo uu kaga qayb qaadanayo dhanka Cirka.

    10-ka Bisha Nov MW Deni ,waxa uu uguuri doonaa Gobolka Bari oo uu ka hogaamin doono hawlgalka Buuraha.

    Socdaalkii Imaaraadka ee qaatay Laba Todobaad ku dhawaad,waxa uu kusoo idlaaday Guul ay PL kasoo heshay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.