Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»MW Deni oo ka dayriyay xaalka Somaliya Ee xilligan
    Puntland

    MW Deni oo ka dayriyay xaalka Somaliya Ee xilligan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 23, 2024Updated:September 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    ” Xiligaan waxaa soo baxday in dadkii Soomaaliyeed qaarkood lagga saaro Soomaalinimadda, weliba masuuliyiin ay sidaas samaynayaan. Arintaas ma aha arin iska dhacday ee waa mid lasoo abaabulay sidday u muuqato. Dalkaana meel khatar ah buu ku socdaa runtii”Ayuuyiri

    Dadka Somalinimada laga saaray ee MW Deni tilmaamayo,waa Reer KG iyo SL oo sidii loola dhaqmay ay ku khasbayso in ay sii fogaadaan.

    Sidoo kale muhiim ayay ahayd in PL ka hadasho Qodobkan oo Dadkaas Somaliyed ee la xumayanayo laga dareen celiyo.

    Dadka Somaliyed,waa isku Sinji,Dhaqan,Diin iyo Af wadaaga.

    Hogaamiyaha ugu qiimaha badan ee Somali Maanta ubaahan tahay,waa kan mideeya oo isku soo jiida.

    MW PL in uu hogaamintaas qaato,waa loo baahnaa,waana door banaanaa oo awalba ay PL lahayd.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/AQOZ6D5gPITjM5MDYq2x3Ct6cUtBcR7tnj43CJNIDIzvlXLT9JD2_I97OYDMXLguU5hUNiiG0YciEH5ckSnIQA9m.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.