Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»MW Deni oo ka hadlay xiriirka PL iyo imaaraadka iyo Dekedaha
    Puntland

    MW Deni oo ka hadlay xiriirka PL iyo imaaraadka iyo Dekedaha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Itoobiya iyo Imaaraad ma’ahan cadow.

    Sideedaba aduunku,waxa uu marayaa wax wada qabsi iyo kala faa’idayso.

    Hadaan reer PL nahay,waxaan ubaahanahay Dhaqaalaha iyo Aqoonta caalamka kale in ay Wadankeena soo galaan,sidaa daraadeed cidna cadow nooma ahan,waxa kaliya ee aan cadow u aqoonsan karnaa,waa Dalkii ama Dowladii aan rabin horumarkeena.

    MW Deni in uu yiraahdo Itoobiya iyo Imaaraad,ayaa sidaas ah waa Sheekooyin la sameeyay oo laga leeyahay dano Siyaasadeed,waa la qabnaa doodaas.

    “Dadkeenii iyo Dhulkeenii waxay jiraan Gudaha Itoobiya,waxaana rabnaa in aan gaarsiino Ganacsigeena 120-ka Milyan ee Itoobiyaanka ah”Ayuu yiri MW Deni.

    Sida uu ufaahfaahiyay kala faa’idaysiga caalamka iyo baahida PL uqabto Caqliga,dhaqaalaha iyo Aqoonta Wadamada kale,waa aragti sare oo Juquraafi Siyaasadeed ku fadhida.

    PL in ay ubaahnayd Dekado badan sida uu umacneeyayna waa loo baahnaa.

    “Dekeda Bosaso adeegeedu,waxa uu gaaray ilaa Mosanbik oo aan anigu arkay”Ayuu yiri MW Deni.

    Haatan oo aan dhisanay Garacad waa kasii badnaan doontaa.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/YuUkfjXvARzqxnxT.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.