Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link AUN Nabadoon Cabdiqani Xassan Waloore oo ka mid ahaa nabaddoonada Gobolka Mudug,ayaa caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo xili uu kaso baxay masjid uu salaada Cishe ku tukanayay.
Faallo:-Ma ahayd khudbadii Madaxweyne Deni Ee furitaanka Baarlamaanka tii loo baahnaa?October 25, 2025