Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Nuxurka Khudbada Mw Deni ee furitaanka Kalfadhiga 56-Aad?
    Puntland

    Nuxurka Khudbada Mw Deni ee furitaanka Kalfadhiga 56-Aad?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 15, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nuxurka Khudbada Mw Deni ee furitaanka Kalfadhiga 56-Aad?

    1.Wuxuu ka xog waramay hawlgalka Calmiskaad…

    B. Ciidamada,Shacabka iyo hay’adaha Maamulka ee wada fuliyay,ayuu bogaadiyay.

    T. Wajigii Afraad ee hawgalka oo noqonaya sifayn guud,ayuu ku dhawaaqay.

    J. Wadamada hawlgalka ka taageeray PL,ayuu umahadceliyay oo uu ku xusay Imaaraadka,Maraykanka,Itoobiya,Kenya iyo Uk.

    2.Wuxuu ka xog waramay Dhaqaalaha iyo maalgashiga PL ee kobcaya,isagoo dul istaagay….

    B.Mudug oo ay Ganacsato ka wado hirgelinta Warshado iyo Maxjaro.

    T.Nugaal oo ay Ganacsato ka hirgelisay Warshad Kalluun.

    J.Bari oo ay ka wadaan Ganacsato Kaydadka Shidaalka iyo Xargaha Intarnedka ugu balaaran guud ahaan Somaliya.

    Kh.Sanaag oo ay Ganacsato ka wado Warshado Macdan baariseed.

    3.Wuxuu taabtay Tahriibta iyo arimaha sababaya,isagoo dhaleeceeyay Dhalinyarada Naftooda biimaynaysa.

    B.Wuxuu u aaneeyay in Dhalinyarada looga ciyaaray hankii iyo rajadii.

    T.Akhkaaqda oo xumaata,ayuy usababeeyay in ay keenayso isku furanka caalamka oo khasaarihiisa wata.

    T.Eeda,wuxuu saaray Masuuliyiinta,Culumada,Waaridka iyo Aqoonyahanka.

    Dibada PL?

    1.Wuxuu soo dhaweeyay Golaha Samatabixinta ee Xamar looga dhawaaqay oo aragtida ay ka qabaan Dowlad dhiska la mid ah tan PL.

    2.Wuxuu si cad utaageeray JL uguna baaqay in Bulshada ku dhaqan Aayahooda iyo ilaalsashada nidaamkooda ay ka midoobaan.

    3.Wuxuu bogaadiyay iska caabinta argagixisada ee Beelaha Hir- shabelle ay wadaan.

    4.Wuxuu fariin caqli celin ah udiray Xasan Sh,isagoo dul istaagay Shirkiisii qorshaysnaa Maanta ee fashilmay.

    Isku soo wada duuboo,waxay ahayd khudbad Qaran oo taabatay dhan walba,laguna soo gudbiyay xogta iyo aragtida PL.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.