Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Guddiga la tacaalida Covid -19 iyo Waaxda Fayadhowrka Dowladda hoose ee Gaalkacyo ayaa maanta bilaabay olole magaalada looga saarayo biyo ay dhigeen Roobabkii is xig xigay ee da’ay.