Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»PL ma waxay uyeeratay Xubnaha Labada Aqal Baarlamaanka Fadaraalka ku matala?
    Puntland

    PL ma waxay uyeeratay Xubnaha Labada Aqal Baarlamaanka Fadaraalka ku matala?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Uyeerid ma’ahan ee waa cusumid ku saabsan ka mid noqoshada Martida goob jooga ka ahaanaysa furitaanka Kalfadhiga Golaha Wakiilada Puntland ee 25-ka Bishan furmaya.

    Hadii ay ahaan lahayd Warqad si cad uga soo baxday Dowlada Puntland oo lagu dalbanayo wadatashi in ay uyimaadaan Xubnaha Labada Aqal PL ku matala Fadaraalka,ayay Warqada noqon lahayd (Uyeerid).

    Balse si dadban,ayay noqon kartaa Casuumad wadatashi oo si gaar ah ay ugu kulmaan MW Deni iyo Xubnaha Labada Gole ee Fadaraalka.

    Fursad ayay utahay Xubnaha Labada Aqal ee Fadaraalka PL ku matalaya Casuumadan oo waxay samayn karaan galaangal iyo in ay aragti haday ka qabaan khilaafka PL iyo Fadaraalka ay kusoo bandhigi karaan.

    In badan,ayaa lagula taliyay MW Deni la tashiga Xubnaha Labada Gole ama ayba ku doodeen qaar ka mid ah Xubnaha ma tagi karno Garowe oo Deni nama rabo waxna nama waydiiyo.

    Haatan,ayaa loo jooga Xubintii baaqata oo aan soo ajiibin casuumada Gudoonka Baarlamaanka Puntland.

     

    Halkan ka akhriso”-

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.