Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»PL oo dhisaysa Iskuullo Tikinikal ah Oo Beeraha,Kalluumaysiga iyo Xoolaha
    Puntland

    PL oo dhisaysa Iskuullo Tikinikal ah Oo Beeraha,Kalluumaysiga iyo Xoolaha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Talaabooyinkan lagu samaynayo Sadex Iskuul Technical-ah oo kala ah….

    1.Iskuul Beeraha ah.
    2.Iskuul Xoolaha ah.
    3.Iskuul Kalluumaysiga ah.

    Tani,waxay wax ka taraysaa Shaqo abuurka iyo in la helo xirfadlayaal.

    Waxay kaloo,jihaynaysaa aragtida PL isku filnaata oo uqumta danaheeda gaarka ah kana hormarisa wax walba.

    Maamulka Deni,waxaa laga rabaa in ay Bulshada jiheeyaan oo usameeyaan Rajo iyo hiigsi una soo bandhigaan 10-ka Sano ee socota sida Wadanka ay la rabaan in uu u ekaado.

    Muhiimadu,waa in Maamulku diyaariyo Mashaariic waa weyn oo Bulshada la wadaago,kadibna hirgelintooda loo hawlgalo.

    In Bulshadu Deegaamadeeda ku nagaato,waxaa fure u ah in Nolol looga sameeyo.

    30-ka Arday ee Maanta ay ubilaabaylnayso Waxbarashada Kalluumaysiga,l ee Maamulku bixinayo kharashka ku baxaya,waa wax lagu farxo.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/10/AQNcbVnD3mU29hYh5WUh3rlqrHxh6F44VxEMXZAeqAXFKQL-RmVkff1ZN3WcRuz3wMaz8T8A8cFiN0WH73mIYFAP.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/10/AQNqqu2RH6P_hdw3Us_tYop7kRGCELwzAaigTvL4-QmwTN_n8yfXUIO6ytZ_zcVmiikP0GU6z3UMJw4Axz-o6mLK.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.