Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»PL oo ka hor timid warbixintii Swan Ee Golaha Amaanka
    Puntland

    PL oo ka hor timid warbixintii Swan Ee Golaha Amaanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “James Swan si khaldan, ayuu u fahmay sawirka dhabta ah ee siyaasadda ee Soomaaliya, xog khaldan ayuuna siiyey Golaha Ammaanka, marwalba waxa wanaagsan aragti isku dhiili-tiran”,Ayuu yiri Wasiir Juxaa.

    Waa loo baahnaa in la PL ka hadasho warbixintii Swan siiyay fadhigii QM ee ku saabsanayd Somaliya.

    Swan,waxa uu si khaldan ugu talax tagay Dastuurka iyo Qodobada Xasan ku falaaday ee aan laysku raacsanayn.

    Ma ahayn in uu ku daro warbixinta uu ka bixinayo Somaliya Qodobo Dastuur oo aan laysla ogolayn.

    Inkastoo warbixintiisa uu kusoo afmeeray,wax walba,waa in ay noqdaan wax heshiis lagu yahay,hadana Dastuur lagu falaaday in uu soo hadal qaado oo waxqabad ka dhigo khalad ayay ahayd.

    Dhaliisha PL ee warbixintaas,waxay keenaysaa cadaadis farta loogu fiiqo gefka Swan ka galay Dowlad dhiska BC.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.