Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»PL oo taageertay Xiritaanka Xaafiiska Diyaasada QM Ee Somaliya
    Puntland

    PL oo taageertay Xiritaanka Xaafiiska Diyaasada QM Ee Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “In Xaafiiska Siyaasada ee QM loo badalo Xaafiiska QM ee Somaliya,waxay PL u aragtaa mid loo baahnaa,halka Xaafiiska UNSOM ee hada jira uusan PL macno ulahayn”Sidaa waxaa yiri MW Deni.

    Waa aragti dad badan oo haldoor reer PL ay qabeen in mudo ah.

    90% Shaqada Xaafiiskan,waxay ka socotaa B&K Wadanka oo ku jira xili KMG ah oo aysan ku filnayn maaraynta Siyaasadooda lagana fuliyo Gargaar deg-deg ah.

    Halka PL Siyaasiyan isku filan tahay kana gudubtay xaalad deg-deg ah oo ay ubaahan tahay Mashaariic ay ku hormarsato Kaabayaasheeda Dhaqaalaha.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/11/AQNhCVTmQVdjA-UNvweGGYWxkNEH9o6tPp1ENW1NIN9gLAdpXu7Jw0vAyxfVesLOE2hIA8fXmXXfZQCzo4RjlDUc.mp4

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.