Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»PL,JL iyo mucaaradka Xamar oo isla jaanqaaday
    Puntland

    PL,JL iyo mucaaradka Xamar oo isla jaanqaaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 31, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida muuqata PL iyo JL,waxay taageereen War saxaafadeedkii Madasha Samatabixintu ay ka soo saartay xaalka Wadanka Maanta.

    Warsaxaafadeed Labada DG ay soo saareen,ayay ku taageereen War saxaafadeedka madasha kasoo baxay.

    Waa talaabo la oran karo,waa isla jaanqaadid xiligeedii timid oo Dalku ubaahnaa si siyaasadu udheelitiranto.

    Talaabada xigta,waa kulan mustaqbalka Dalka looga arinsanayo oo lagu qabto Garowe ama Kismasyo.

    PL,JL iyo mucaaradka dhabta ah ee Xamar o isla jaanqaada Xasan.

    Warsaxaafadeedka Puntland.:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.