Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland: 4379 oo kiisas ah ayaa degaanadeena ka dhacay sanadkii 2019+VIDEO
    Puntland

    Puntland: 4379 oo kiisas ah ayaa degaanadeena ka dhacay sanadkii 2019+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 11, 2020Updated:January 11, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xeer ilaaliyaha Guud Ee Dowladda Puntland Maxamuud xasan Aw-cismaan, oo Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa ka hadlay kiisakii ciqaabta ahaa ee xafiiskiisu uu horgeeyay Maxkamadda Puntland sanadkii tegay ee 2019, isagoona sheegay inay tiradoodu gaarayeen kiisaskii sanadkii tagay dhacay 4379 oo ka dhacay sagaalka Gobol ee Puntland.

    Sidoo kale, Xeer ilaaliayaha Guud Ee Dwoladda Puntland ayaa soo gudbiyay kiisaskii ciqaabta ahaa ee Xafiiska Xeerilaaliyaha guud iyo maxkamada ay galeen sanadadii 2011 ilaa 2019kii, kuwaas oo uu sheegay inay dhamaayeen 35, 685 kiis.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/461784661439336/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.