Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-See Puntland looga arkaa Shirarka iyo Waraaqaha kasoo baxaya Xamar?
    Puntland

    Faallo:-See Puntland looga arkaa Shirarka iyo Waraaqaha kasoo baxaya Xamar?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 1, 2025Updated:June 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dadka reer Puntland,ayaa qaba in aysan qusayn Shirkii Mucaaradka iyo midka hada uu ku baaqay Mw Xasan Shiikh.

    “Nama quseeyaan Waraaqaha Muxaafidka iyo Mucaaradka Xamar kasoo wada baxaya”Ayuu yiri mid ka mid haldoorka bulshada PL.

    “Arimahan,waxay uyaalaan Bartamaha iyo Koonfurta,waagay soo kala haraan ama isqaataan,ayaan la geli doonaa wada xaajood”Ayuu yiri sarkaal ka tirsan Madaxtooyada PL.

    “DFS iyo Jamhuuriyadii 3-Aad,waxay ku burburtay Gacanta Xasan Shiikh in dib wax loo wada dhisto ama sidaa lagu kala tagana,waxay ubaahan tahay wada hadal danbe”Ayuu yiri.Dhalinyarada PL mid ka mid ah oo aan waydiinay aragtidiisa.

    “PL qayb kama noqonayso Mucaarad Kursi raadinaya,sababtoo ah,waxay raadinaysaa Kursi wax ka weyn oo ah masiir iyo mustaqbal Umadeed.”Ayuu yiri Wasiir ka mid ah Golaha Wasiirada PL oo aan su’aashaas waydiinay.

    PL Sadex Sano ka hor ayay joojisay wada shaqayntii ay la lahayd DFS,iyadoo ucuskatay baalmartida Dastuurkii heshiiska lagu ahaa.

    Waxaa muuqata in Shacabka iyo haldoorka Siyaasadeed ee reer Puntland ay ka midaysan yihiin ka fogaanshaha Xamar iyo in lasii wado Siyaasadii hore,waxaana jira niyad Jab weyn oo ay ka qaadeen helida Somali Qaran ah oo midaysan.

    Warqadaha Villa Somaliya iyo tan Mucaaradka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.