Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland maka faa’idaysan doontaa fursada ay heshay?
    Puntland

    Puntland maka faa’idaysan doontaa fursada ay heshay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saakay Nolosha Siyaasadeed ee Turkiga iyo Xasan Shiikh,waxay ku jirtaa Gacanta Deni.

    Kaliya,waxaa ku filan Kabtanka Markabka oo laga hadal siiyo.

    Waxaa qiimo Malaayiin dolar ka qaalisan jooga Warka PL ay kasoo saarayso Hubkan.

    Kubada Siyaasadeed ee loolanka Wadanka gudaha PL,ayaa lagu Ciyaaray Todobaadkii tagay,balse Saakay gudaha Guriga Villa Somaliya,ayay uwareegtay.

    Mw Deni maxaa la gudboon?

    1. In aysan PL ku degdegin ka hadalka Hubkan.
    2. In PL fahanto Jookarka ay tahay Saakay.
    3. In aysan dayicin ama aysan raqiis ku iibsan fursada ay haysato.

    Naakhuudaha Siyaasada Somaliya ee Maanta,waxaa si fudud unoqday MW Deni.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.