Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo Awaamiir culus kusoo rogtay Shacabka iyo Gaadiidka galaya Boosaaso (VIDEO)
    Puntland

    Puntland oo Awaamiir culus kusoo rogtay Shacabka iyo Gaadiidka galaya Boosaaso (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 9, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Duqa magaaladda Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland Cabdiqani Axmed Ismaciil (Deera-dile), ayaa ku dhawaaqay go’aan la xariira ka hortagga cudurka COVID-19, oo mowjadiisii saddexaad ay soo gaartay deegaanada Puntland.

    Duqa Boosaaso oo ka hadlayay munaasabad lagu daah-furayay olalaha wacyi-gelinta bulshada Boosaaso ee cudurka COVID-19, ayaa sheegay in looga baahan yahay shacabka inay qaataan agabyada muhiimka u ah ka hortagga cudurka, sida Af-xirka.

    Sidoo kale, Mudane Cabdiqani Deera-dile darawada gaadiidka dadweynaha ee ka shaqeeya gudaha Boosaaso iyo kuwa kale ee Gobalada ka yimaada ayuu ku amray in aysan qaadi karin qof aan xirneyn Af-saab, isagoona intaas ku daray in cidii u hoggaansami weyda amarka ay ka qaadi doonaan talaabo.

    https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/995189087874280

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.