Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo baraysa Hanaanka wax soo iibsiga Shaqaalaha D/hoose ee Puntland & Galmudug (VIDEO)
    Puntland

    Puntland oo baraysa Hanaanka wax soo iibsiga Shaqaalaha D/hoose ee Puntland & Galmudug (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 29, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquradiyeynta Dowladda Puntland ayaa magaalada Garowe ku qabatay Tababar ku saabsan Hannaanka wax soo iibsiga Dowladaha Hoose kasoo kor loogu qaadayo aqoonta shaqalaha degmooyinka ee ku lugta leh Arrimaha wax soo ibsiiga Degmooyinka.

    Tabarbarka ayaa waxaa sidoo kale kasoo qayb-galay Wafdi ka socda Galmudug oo aqoon kororsi u joogay Puntland, Shaqaalaha Dowladdaha Hoose, Qaar kamida shaqaalaha iyo la-taliyaasha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland.

    Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed Cali Nuur Jubba, oo si rasmiya u daah-furay Tobabarka Hannaanka wax soo iibsiga Dowladaha Hoose, ayaa kula dardaarmay Shaqaalaha iyo Masuuliyiinta ka qeyb-galaya inay si wanaagsan uga faa’ideystaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.