Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo bilaabaysa hawlgal ka dhan ah Argagixisada Buuraha Golis
    Puntland

    Puntland oo bilaabaysa hawlgal ka dhan ah Argagixisada Buuraha Golis

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland waxay galaysaa dagaal dhamaan Buuralayda Golis looga sifaynayo argagixisada.

    Magaca Hawl Galku,waa Duufaanta Sil-silada Golis.

    Saadkii iyo dhaqaalihi Hawlgalka,waa la dhamaystiray.

    2500-Askari oo laga soo xulay Safafka Ciidamada kala duwan ee PL,ayaa hawlgalka galaya…

    1.Daraawiishta.
    2.PMPF.
    3.PISF.
    4.Madaxtooyada.
    5.PISA.

    Waxaa la diyaariyay dhamaan Saanadii iyo Cududii loo baahnaa,sigaar ah,waxaa la diiwaan galiyay tababaro loo dhamaystiray Ciidankii Kasoo laabtay SOOL,waxaana kor loo qaaday
    Mushaarka iyo Mooralka Ciidanka.

    Qorshuhu,waa Garaacitaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo weerar ku ekeeya Buuralayda,kadib waxaa xigaya Hawlgalka Dhulka ah.

    Dawladaha Maraykanka,Imaaraatka iyo Midowga Yurub,ayaa fulinaya Hawlgalka koobaad ee dhinaca Hawada ah.

    Dhinaca Bada,waxaa garaacitaan kooban fulinaya Maraakiibta Ciidanka Bada Ee Midawga Yurub.

    Magaalooyinka,waa weyn ee Puntland,waxaa laga Hawlgaliyay Ciidan dharcad ah kuwaas oo Gacanta si dhamaystiran ugu dhigay Amnigii iyo xasiloonidii.

    MW Deni,waxa uu ku sugan yahay Carmo oo hawlgalka uu kala soconayo.

    Halka Taliska Ciidanka PL ee hawlgalka loo raray Kalabayr.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.