Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Puntland oo bilowday diiwaan-galinta Ganacsatada waa wayn
    Puntland

    VIDEO: Puntland oo bilowday diiwaan-galinta Ganacsatada waa wayn

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa bilowday olole lagu diiwaan galinayo canshuur bixiyaasha waa weyn, kuwaas oo dhan 27 canshuur bixiye, ayagoo qaybtood ay xaruntoodu tahay Magaalada Garoowe, Wasaaradda ayaana ololahan wadaysa Todoba maalmood.

    Agaasimaha Canshuuraha Berriga Mahdi Faarax Qambi oo ka hadlay Olalahan, ayaa sheegay Diiwaangelintan ay ahmiyad gaara ah u lee dahay ganacsatada, kuwaas oo ay u fududeynayso in uu kaga qeyb-galo dhamaan Mashaariicda ka socota Puntland.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/1694245837377195/

    Sidoo kale, Agaasime Qambi ayaa sheegay in Ganacsade kastaa oo is-diiwaan-geliya, shirkadiisa  loo ilaalinayo magaca, hantidiisa gaaarka ah iyo dhamaan xuquuqaha uu ku leeyahay dowladda Puntland.

    Sidoo kale,  Agaasimaha Canshuuraha Berriga Mahdi Faarax Qambi ayaa intaas ku daray “Dawladda ayaa u nidaaminaysa shirkadaha waa wayn oo bixiya cashuuraha ugu badan, Shirkaddahaas ayaa loo sameyn doonaa xafiis gaar ah oo nidaamin doona cashuuraha waajibka ah ee lugu leeyahay, asagoo u sameyn doona adeegyada kala duwan ee cashuur bixiyuhu u baahanyahay”.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.