Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo bilowday diiwaan-gelinta Ganacsatada Garoowe+VIDEO
    Puntland

    Puntland oo bilowday diiwaan-gelinta Ganacsatada Garoowe+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 11, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maalmihii ugu dambeeyay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ka wada diiwaan-gelinta Ganacsatada ku nool Garoowe.

    Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegay in ujeedada loo diiwaan-gelinayo ganacsatada ay tahay in la ogaado tirada rasmiga ah ee Ganacsiyadda, heerarka uu kala yahay, si loogu daba-galo canshuuraha ku waajibay, sida uu sheegay Maamulaha canshuuraha berriga Gobalka Nugaal Sharmaake Maxamed Warsame.

    Sidoo kale, Maamulaha canshuuraha berriga Gobalka Nugaal ayaa ka hadlay faa’idooyinka ugu jira Ganacsatada diiwaan-gelinta, isagoona sheegay in aysan isku xaquuq noqon doonin ganacsade degaanka faa’ido soo galiya iyo mid aan waxba kusoo kordhin.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/469307704019846/?epa=SEARCH_BOX
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.