Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo boqol qoys oo barakacayaal ah dib u dajin u sameysay (VIDEO)
    Puntland

    Puntland oo boqol qoys oo barakacayaal ah dib u dajin u sameysay (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 19, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maamulka Gobalka Mudug ayaa ku wareejiyay 100 qoys oo barakacayaal aha, guryo cusub oo ay dhistay Hay’adda UNHCR, kuwaas oo laga hir-galiyay xaafada wadajir ee Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

    Guddoomiyaha Gobalka Mudug Axmed Muuse Nuur, oo madasha lagu wareejinayay guryahan ka hadlay ayaa ugu baaqay Qoysaska la dajiyay Xaafada wadajir ee Magaalada Gaalkacyo, in ay ilaal sadaan Guryaha la siiyay, kana shaqeeyaan amniga iyo nadaafada.

    Dadka Barakacayaasha ah ee lagu wareejiyay guryahan oo loo sameeyay biyaha iyo waxyaabaha kale ee aas aaska u ah nolasha bulshada, ayaa u mahad-celiyay Dowladda Puntland iyo Hay’adda UNHCR.

    https://www.facebook.com/Dag.Gaalkacyo/videos/2568940063372952/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.