Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo Buuraha Bari ka bilaabaysa hawlgal ka dhan ah Daacish
    Puntland

    Puntland oo Buuraha Bari ka bilaabaysa hawlgal ka dhan ah Daacish

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hawlgal Wadajir ah oo ay ka qaybgeli doonaan Ciidamada kala duwan ee PL,ayaa dhawaan ka bilaaban doona Buuraha Bari.

    Sidoo kale,gudaha Magaalada Bosaso,ayaa lasii xoojinayaa adkaynta amaanka.

    Gabagabo,waxaa ku dhow qorshihii hawlgalkaas haday noqon lahayd,Saraakiisha hogaaminaysa,Ciidankii iyo Saadkii.

    Hawlgalkaas,waxaa taageeraya Quwadaha Shisheeye oo ugu horeeyo Maraykanka.

    Haatan guud ahaan Magaalooyinka waa weyn ee PL,waxaa ka socda hawlgalo aan kala joogsi lahayn…

    1.Galkacyo,waxaa dib loosoo qabtay 10 ka mid ah 12 argagixisa ah oo Xabsi ka fakatay,iyadoo 9-ka mid ah la toogtay.

    Sidoo kale,waxaa horay loogu fuliyay Dil 5 mar ah iyo 18 mar ah oo argagixisada ka mid ahaa.

    Maanta,waxaa lagu qabtay Drons lagu xiray Qaraxyo oo 5 ah iyo Dadkii ka danbeeyay,iyadoo xogta la helay laga faa’idaysanayo,waxaa Xamar lagu qabtay Qofkii ay ku socdeen Drons-ka.

    2.Garowe,waxaa lagu qabtay 6-Xubnood oo ay ku jirto Gabar uqaabilsanayd Dhaqaalaha Daacish,Hal Dron iyo Qofkii ka danbeeyay.

    3.Bosaso,waxaa lagu qabtay Hub iyo Laba Nin oo Daacish ah.

    PL,waxay muujisay la dagaalan argagixiso oo aad usareeya.

    JQ

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.