Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo Caalamka udirtay fariin Qurux badan
    Puntland

    Puntland oo Caalamka udirtay fariin Qurux badan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bilida bilicda Caasimada Garowe iyo Afur Wadareedka lagu qabtay,waxay meel sare gatsay Puntland.

    Reer Puntland,waxay fariin qurux badan oo ay Somalida ku mataleen,ayay caalamka udireen.

    Waxay muujiyeen in ay jirto Qaybo Deegaamada Somalida ka mid ah oo xasiloon.

    Waxay muujiyeen in ay jirto Bulsho Somaliyed oo Nabada iyo Nidaamka udiyaarsan oo ilbax ah.

    Waxay muujiyeen in ay jirto Qayb Somalida ka mid ah oo argagixisada ka adkaaday iskana sifeeyay kuna cawaynaya xasilooni.

    Waxay muujiyeen in ay jirto Magaalo Somaliyed oo qurux badan.

    Reer Puntland Magac iyo Sumcad Somali hesho,iyagaa,ayaa sababa oo dhaliya mar walba.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/AQO9DG8uhPQhmbm4Wwoy9HaaJxjAeU_yEZPFlnPUF40V6bxVNS1WDJe-CtKEUs0PWQm1QAHpm9N3xLAnHGSoLavj.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/03/AQOpTmsrdB56ajghE5FRsTqFuur6Je59c4SacGqMhec-1ELEdB_mG2wyD4_bOk-vow6C_RStw3zRa3kw6Wz2a39J.mp4

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.