Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo Canshuur dhaaf usamaysay Gaadiidka DDSI
    Puntland

    Puntland oo Canshuur dhaaf usamaysay Gaadiidka DDSI

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gaadiidka ka imaanaya Dowlad Deegaanka in laga dhaafo Canshuurta,waa loo baahnaa,waana talo ay qaadatay Wasaarada Maaliyada Puntland.

    Ganacsigii Deegaanka Somalida Itoobiya,waxa usoo wareegay 100% Dekedaha Puntland.

    Horay,waxaa uga soo wareegay Dadkii isticmaali jiray Garooomada Diyaaradaha Somaliland.

    Garoomada Diyaaradaha Garowe iyo Bosaso ayay usoo wareegeen Macaamiishii.

    Somaliland,waxay ku lumisay colaadaha Xuduudaha Itoobiya iyo PL Ganacsi balaaran oo ay ka heli jirtay Canshuur.

    Colaadaha Xuduuduhu,waxay khatar ku yihiin xasiloonida Gobolka,isdhexgalka,Ganacsiga iyo Nolosha caadiga ah.

     

    Halkan ka akhriso:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.