Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo Dhaawacyadii Cuslaa Ee Ciidankeedii uqaaday Dibada
    Puntland

    Puntland oo Dhaawacyadii Cuslaa Ee Ciidankeedii uqaaday Dibada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhaawacyadii cuslaa ee Ciidanka Mujaahidiinta PL,waxaa loo qaaday Wadanka Dibadiisa,iyadoo Diyaarad khaas ah loo keenay.

    Tani,waxay dhiirigelinaysaa Ciidanka,waxay kaloo muujinaysaa diyaar garowga PL ee dagaalkan sida uu usareeyo.

    Askartan la qaaday,waa kuwii ka hortagay oo fashiliyay Kooxdii Ajaanibka ahayd ee aadka udiyaarsanayd,isla markaana lahayd tababarka sare.

    Raga la laayay ee Ajaanibta argagixisada ahaa,waxay wada ahaayeen kuwo lawada baadigoobayay oo muhiim ah.

    Waxaa cajiib noqotay sida Ciidan kooban oo ilaalo Madaxeed ah ay ucaabiyeen una fashiliyeen qorshahoodu ahaa in ay burburiyaan Taliska kuna laayaan Askar fara badan,kadibna dib ugu laabtaan Buuraha,iyagoo duubtay khasaarihii ay gaarsiiyeen Ciidanka PL.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.