Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo dhaqaalaheeda kala baxaysa Salaam Bank (Warbixin)
    Somalia

    Puntland oo dhaqaalaheeda kala baxaysa Salaam Bank (Warbixin)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 21, 2020Updated:October 22, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Puntland oo ka mid noqonaysa macaamiisha ka guuraya Salaama Bank.

    Guud ahaan Shaqaalaha Dowlada waxuu mushahaarku ugu dhacaa Salaama Bank,balse waxay ubadan tahay in laga guuro.

    Todobaadkii lasoo dhaafay Dad fara badan oo lacag utaalay Bangiga Salaama,ayaa kala baxay.

    Halkaan Riix si aad u akhriso Warbixinta Golaha Ammaanka QM.Download

    Sababta ugu weyn ee lacagta loogala baxayo Salaama Bank waxay tahay dabagal ku socda oo keeni kara in xayiraad lagu soo rogo.

    Dadku waxay ka cabsi qabaan sidii Barakaat in halmar la xiro oo Xoolahoodu ku xayirmaan,maadaama uu leeyahay Bangiga Mulkiilihii Bangigii hore ee Barakaat.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.