Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo heshay Masuul uqalma Xaafiiska Hanti-dhowraha Guud
    Puntland

    Puntland oo heshay Masuul uqalma Xaafiiska Hanti-dhowraha Guud

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaqiiqdii MW Deni,waa in lagu amaanaa asiibida xulashada Hanti-dhowraha Dowlada PL.

    Cismaan Cali,waa istaahilaa in loo dhiibo Xaafiiska Hantidhowraha PL……

    1.Aqoon waa ka diyaarsan yahay.
    2.Khibrad waa ka diyaarsan yahay.
    3.Hufnaan iyo Akhlaaq wanaagsan,way ka muuqataa.

    Sida uu ku sheegay Barnaamij ay Bulshadu ku waydiinaysay su’aalo oo aan uqabanay,Madaxtooyadu,waxay siisay taageero 100% ah.

    Hadii Madaxbanaanidaas iyo taageeradaas lala garab taagnaado,wax weyn,ayuu qaban karaa.

    Maamul wanaaga salkiisu,waa Hanti dhowre wanaagsan oo yaqaan Shaqadiisa una ah daacad.

    Waa markii ugu horaysay oo Xaafiiska Hanti-dhowruhu helo Qofkii uu ubaahnaa,halka uu ka ahaan jiray Xaafiis musuqa iyo kala goosiga dhiirigeliya.

    MW Deni,hadii gankiisu yahay in uu la yimaado Maamul wanaag si buuxda oo hufan ha ugarab siiyo Cismaan Cali.

    Bulshada PL haday danaynayaan nidaamka Dowliga ah oo utoosa hala Shaqeeyaan Hanti-dhowraha..

     

    Halkan ka dhagayso Dooda qayb ka mid ah.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.