Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo joojisay bannaan-bax ka dhici lahaa Gaalkacyo
    Puntland

    Puntland oo joojisay bannaan-bax ka dhici lahaa Gaalkacyo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 29, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maamulka gobolka Mudug ayaa joojiyay banaanbax oo la qorsheynayay in jimcaha berri ah uu ka dhaco magaaladda Gaalkacyo, kaas oo looga soo horjeeday Dowladda Puntland, oo lagu eedeeyay in ay dayacday gobolka Mudug.

    Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha gobolka Mudug – ayaa lagu sheegay in duruufo amni dartood loo baajiyay banaanbaxa oo ay wadeen qaar kamid ah dhallinyarada gobalka Mudug, dibna laga soo sheegi doono xilliga la qabanayo.

    “Kaddib markii aan aragnay duruufaha amaan ee ka jira gobolka Mudug, waxaa guddiga amniga gobolku go’aamiyay in banaanbaxaas dib loo dhigo Illaa amar dambe.”

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.