Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland Oo joojisay Magaalayn cusub in la sameeyo
    Puntland

    Puntland Oo joojisay Magaalayn cusub in la sameeyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sadex Qodob,ayaa ah Xigmada kulanka DH iyo W.A.G.:-

    1.In aan la Magaalayn karin lana oodan karin Dhul cusub,waa muhiim lala daahay oo xakamaynaya Tuulooyinka faraha badan ee macno tiray Magaalooyinkii waa weynaa,isla markaana Dhul Daaqsimeedkii baaba’shay.waa Qodobka……..(Xigmada kulanka).

    2.Santuukha horumarinta Degmooyinka Puntland in la sameeyo,waa mid loo baahnaa oo lagu tilmaami karo Qodobkan (Boqorka Kulanka).

    3.Shir Sanadeed joogta ah in la qabto Sanad walba,waa mid keenaya Qodobkan isla Xisaabtan oo lagu tilmaami karo (Fahanka Kulanka).

    Macnaha kulankan,waa in la fuliyo Qodobada kasoo baxay lana dabagalo kuwa aan fulin oo ay jiraan hay’ado Maamul oo ficil ubadala Warka ku Qoran Waraaqaha.

    PL,waa Nidaam Rubuc Qarni dhismayay oo la saadaalinayo Nus Qarni marka uu jiro in walwalka la qabi karaa dhamaado.

    37-Degmo oo lasoo doortay Maamulkooda iyo W.A.G,ayaa kulmay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.