Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo ku dhawaaqday waqtiga ay dhacayso doorashada qof iyo codka ah (VIDEO)
    Puntland

    Puntland oo ku dhawaaqday waqtiga ay dhacayso doorashada qof iyo codka ah (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 6, 2021Updated:July 6, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa ku dhawaaqay in 25 bisha October-2021, la qaban doono doorashada hordhaca ah ee Golayaasha deegaanka degmooyinka Qardho, Ufeyn iyo Eyl, oo ka kala tirsan Gobalada Karkaar, Bari iyo Nugaal.

    Guddoomiyaha Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Guddiga ee Garoowe ayaa ugu baaqay Shacabka kunool degmooyinka Qardho, Ufeyn iyo Eyl, inay u diyaar-garoobaan soo doorashada dadka ku matalaya Maamulka degmooyinkooda.

    Guddiga ayaa dhowaan shaaciyay in 46,187 ay isku diiwaan-galiyeen doorashada qof iyo codka ah ee ka dhacay saddexda degmo, kuwaas oo dhowaan loo qeybin doono kaararka codeynta.

    https://www.facebook.com/TPECPuntland/videos/193822949345039

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.