Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo laga hirgelinayo Warshad soo saarta Gaaska Cuntada
    Puntland

    Puntland oo laga hirgelinayo Warshad soo saarta Gaaska Cuntada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhawaan,waxaa laga maarmi doonaa in Gaaska laga keeno Dibada,waxaana laga samayn doonaa Gudaha PL Warshad soo saarta.

    Warshadaas,waxaa maalgashanaya Ganacsato reer PL ah iyo Shirkad Norwegian ah oo lagu Magacaabo antecbiogas.

    Hirgelinta Mashruucan oo ku kacaya la $25-Milyan,waxaa la Saxiixayaa Bisha Janaayo ee Sanadka cusub,waxaana xiriiriye ka ah Axmed Gabax oo ka mid ah Qurba joogta PL.

    Gaaska Dabiiciga ah Haantiisa 20-kiilo ah,waxaa lagu kala iibsadaa gudaha PL $40,waxaase la rajaynayaa hirgelinta Mashruucaas kadib in lagu kala iibsan doono $10.

    Warshada Gaaska soo saari doonta,ayaa ka dhalin doonta Gaaska Qashinka caadiga ah ee la daadsho.

    Bulshada haatan isticmaasha Gaaska ee PL,ayaa dhan 45%,waxaase la filayaa marka la jabiyo in 100% Dadku wada isticmaali doonaan.

    Horumar lagu farxo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.