Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo shaacisay khasaaraha kasoo gaaray Ciidankeeda howlgalka ‘NAB’ (VIDEO)
    Puntland

    Puntland oo shaacisay khasaaraha kasoo gaaray Ciidankeeda howlgalka ‘NAB’ (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 17, 2021Updated:July 17, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidammada Puntland ayaa todobaadkii saddexaad howlgallo culus oo ka dhan ah Argagixisada ka wada Buuraleyda cal-miskaad ee Gobalka Bari, kaas oo lagu beegsanayo goobo saldhig u ah Daacish.

    Howlgalkan oo ay hoggaaminayaan Wasiirka Amniga Puntland iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Puntland ee Daraawiishta, ayaa loogu magacdaray NAB, oo loo soo gaabiyay ‘Nadiifinta Agagaarka Boosaaso’.

    Intii uu socday howlgalka ayaa waxaa lagu khaarijiyay xubno katirsan Daacish, iyadoona lagu qabtay maxaabiis, sidoo kalena lagu burburiyay saldhigyo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka Daacish, sida uu sheegay Wasiirka Amniga Puntland.

    Wasiir Cabdisamad Maxamed Gallan oo saxaafadda kula hadlayay magaalada Boosaaso, ayaa sidoo kale sheegay in Ciidanka Puntland ay howlgalka uga dhinteen 2 Askari, halka ay ugu dhaawacmeen 10 kale.

    https://www.youtube.com/watch?v=ERKY4BGoC9A

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.