Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo shuruudo adag ku xirtay fariisiga gogasha Xasan Sh.
    Puntland

    Puntland oo shuruudo adag ku xirtay fariisiga gogasha Xasan Sh.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Wasiir 3-Sano,ayaa la idinka waayey walaalayaalooww talada dhulka dhiga dalkaan waan wada leenaheye, dastuurka dalka iyo dowladnimada Kufsiga ka daaya, jidkaad ku socotaana ka jooga horaa loogu jabaye.”Ayuu yiri..Wasiirka Cadaalada PL oo ujawaabay Wasiirka Dastuurka DFS.

    Isagoo hadalkiisa sii wataWasiirka Cadaalada PL,ayuu yiri”Maanta cid idin la fariisaneysa ma jirto illaa aad ku soo noqotaan xayndaabka sharciga iyo dowladnimada oo ah:-

    1. In aad ku soo noqotaan Dastuurkii dalka ee Bulshada Somaliyed ku heshiiyey Aug, 2012.
    2. In aad ogolaataan gogal wadatashi Qaran, maadama madashii NCC ay dhimatey oo aad Xisbi u badasheen.
    3. In aad ogolaataan sidii dalka looga qaban lahaa doorasho Qaran oo heshiis lagu yahey, loona dhanyahey.
    4. In aad aqbashaan doorashadii dadka Jubbaland qabsadeen, duulaanka JL & PL aad joojisaan.

    Qoraalkan oo Wasiirka Cadaalada Puntland Maxamed Cabdiwahaab ku shaaciyay Bartiisa Facebook,ayaa jawaab u ah hadal kasoo baxay Wasiirka Dastuurka DFS X.Macallin.

    Dowlada taagta daran Muqdisho ee haysata aqoonsiga Qaramada Midoobey,ayaa Todobaadkii lasoo dhaafay shaacisay in ay dhigtay gogol wada xaajood 15- ka Bishan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.