Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo si adag uga hor timid xiritaanka Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya
    Puntland

    Puntland oo si adag uga hor timid xiritaanka Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland dhawr jeer ayay ku celisay in ay wadashaqayntii kala laabatay Dawladda Federaalka. La yaab malaha in Puntland ka soo horjeesato go’aan xukuumadda Soomaaliya gaartay, maadaama aanu xiriirkoodu fiicneyn muddo ka badan sanad.

    Wasiirka Waraafinta ee Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo BBC-da wareysi siiyay ayaa ku tilmaamay dalabka Dawladda Federaalka mid aan laga fiirsan oo luminaya tiirarka ay ku taagneyd, wuxuna ku tilmaamay warqadda ay u dirtay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay mid qaris ka tuurnimo ah.

    ‘’Amniga iyo siyaasadda meesha ka baxday cidda caalamka uga qareemeysay bay ahayd, dalkan illaa uu isku filnaado amni ahaana uu soo kabato, dhalato dawlad dalka oo dhan xukunta, siyaasad degan gaadha way u baahantahay xafiiska Jimciyadda Quruumaha ka dhaxeysa’’ ayuu yiri wasiir Caydiid

    Wasiirku waxa kale oo uu sheegay in ay sharciyad u haystaan in ay ka jawaabaan arinta, isagoo ka fal celineyay su’aal ahayd in Dawladda Federaalku leedahay arimaha siyaasadda dibadda.

    Maamul goboleedyada kale ee Jubaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug mid koodna kama falcelin go’aanka Dawladda Federaalka.

    Xigasho:-BBC

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.