Guud ahaan Puntland,waxaa Caawa looga dabaaldegay Sanadguurada 26-Aad ee Aas-aaska Puntland.
Caasimada Garowe,ayay ka dhacday Xafladii ugu waynayd ee lagu xusayay Sanadguurada 26-Aad.
Sidoo kale Shacabka Caasimada,ayaa uskugu soo baxay Wadooyinka ,iyagoo ku labisan oo hadana Gacmaha kuwata Calanka Puntland.
Dadka Puntland,waxay muujiyeen Wadaniyad,rabitaan iyo ku qanacsanaan Maamul.