Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo waddo howlgallo ay ku buufinayso Ayaxa (VIDEO)
    Puntland

    Puntland oo waddo howlgallo ay ku buufinayso Ayaxa (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 15, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka cimilada Dowladda Puntland ayaa  dooxooyinka u dhexeeya deegaanka Hadhwanaag iyo Degmada Boocame ee gobolka Sool, ka wada dadaalo ay kula tacaaleyso Ayaxa ku habsaday Dhuldaaqsimeedka iyo Beeraha qaarkamid ah deegaanada kala duwan ee Puntland.

    Kooxaha ka socda Wasaaradda Degaanka Puntland ayaa istimcaalaya Sunta baabi’inta Ayaxa oo ah Sun aanan saamayn ku lahayn dadka iyo Beeraha, waxaana howlgalkan uu ka socda Degaano badan oo katirsan Puntland, Wasiirka Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka cimilada  Puntland.

    Wasiir Ismaaciil Diiriye Gamadiid, oo booqday degaanada uu howlgalka la dagaanka Ayaxu ka socda, ayaa sheegay in Ayaxa ku habsaday Degaanada Puntland  iyo Guud ahaan Soomaaliya uu kasoo kicintimay Dalka Sacuudi Carabiya, ayna howlgalka ay kula dagaalamayaan uu sii soconayo illaa laga baabi’iyo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.