Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo xukun adag ku riday Haweeney jir dishay Gabar yar (VIDEO)
    Puntland

    Puntland oo xukun adag ku riday Haweeney jir dishay Gabar yar (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 18, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamada darajada 1-aad ee Gobolka Mudug ayaa xukun isugu jira xabsi, lacag magdhow ah iyo ganaax ku ridday Haweenay jirdil ugu geysatay magaalada Gaalkacyo gabar yar oo ay eedo u tahay laguna magacaabo Qaali Ilyaas Sheekh Cali.

    Maxkamadda ayaa ku xukuntay Haweeneydan oo lagu magacaabo Luul Sheekh Cali, saddex sanno oo xarig ah, $1,000 oo ganaax ah iyo $4,000 oo magdhow ah, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamada darajada 1-aad ee Gobolka Mudug Cabdinaasir Maxamed Cali.

    https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/714755895859220
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.