Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo yeelanaysa Isbitaalka ugu weyn uguna casrisan Geeska Afrika
    Puntland

    Puntland oo yeelanaysa Isbitaalka ugu weyn uguna casrisan Geeska Afrika

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland,waxay leedahay Qurbajoog saamayn weyn ku leh Wadamada ay ku Dhaqan yihiin oo sameeyay Aqoon iyo Dhaqaale.

    Dhakhtar Aadan,waa mid ka mid ah Qurbajoogta oo Wadanka wax kusoo celiyay kana hirgelinaya Garowe Isbitaalka ugu weyn uguna casrisan. Geeska Afrika.

    Wasaarada Qorshaynta PL,waxaa laga rabaa in ay ka faa’idaysato Qurbajoogtaas qiimaha badan oo diyaariso qorshayaal iyo aragtiyo soo jiita.

    Si gaar ah,waa in Waax qaabilsan Qurbajoogta oo la xiriirta ay samaysaa Wasaarada.

    Israa’iil, waxaa dhisay oo hadana u ah Garab Qurbajoogteeda,waxayna gaarsiiyeen in Aqalka-cad laga ilaaliyo danaha Yuhuuda.

    Aan ka faa’idaysano Qurbajoogteena.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.