Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland toos uhelaysa Deeqaha Caalamka uga yimaada
    Puntland

    Puntland toos uhelaysa Deeqaha Caalamka uga yimaada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 11, 2024Updated:September 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland oo toos uhelaysa Deeqaha Beesha Caalamka uga yimaada Sanadkan,wixii ka danbeeya.

    Waxaa meeshan laga saaray nidaamkii Halka Wadan ee Xamar ay ku lahayd Ogaysiinta.

    Sida uu sheegay MW Deni majiri doonto Gacan Dhexe oo PL iyo Deeq bixiyayaasha udhaxayn doonta.

    BC way ku qanacday cabashadii PL ee ahayd in laysku xirayo Mashaariicda Caalamka uga yimaada Somalida iyo kala duwanaanshaha aragtida Siyaasadeed.

    Villa Somaliya MW walba oo yimaada,waxa uu u adeegsadaa Deeqaha caalamka Hub Siyaasadeed oo uu PL kula diriro si ay uga tanaasusho aragtideeda Dowlad dhiska Wadanka ay ka leedahay,taasoo PL sutida uqabatay.

    Waa go’aan farxadeed oo PL fursad usiinaya in ay Deegaamadeeda horumariso sida Dhaqanka u ah.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka MW Deni

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/i3WbFbk-8RsNqHLz.mp4

     

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.