Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland: Waxaan dadaal ugu jirnaa in dib loo furo dhoofinta xoolaha ee Sacuudiga (VIDEO)
    Puntland

    Puntland: Waxaan dadaal ugu jirnaa in dib loo furo dhoofinta xoolaha ee Sacuudiga (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 22, 2020Updated:January 22, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa dib uga bilowday dhowaan Dekedda Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Dowladda Puntland, dhoofinta xoolaha nool ee laga rarayo, kuwaas oo loo rarayo dekeddaha dalka Imaaraadka Carabta.

    Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa muddo shan sano ka badan waxa ay hakad gelisay in xoolaha nool ee ka iman jiray Soomaaliya loo raro dalkeeda.

    Agaasimaha guud ee Maxjarrada Puntland Cabdiraaq Maxamed Xasan, oo maanta booqday maxjarrada ku yaal magaalada Boosaaso, ayaa sheegay in Xukuumadda Puntland ay dadaal u gashay dib u furitaanka xoolaha Soomaaliya, waxaana uu intaas ku daray inay dadaal ugu jirto Puntland furitaanka dhoofinta xoolaha ee Boqortooyadda Sacuudiga.

    Sidoo kale, Agaasimaha guud ee Maxjarrada Puntland ugu baaqay ganacsatada Puntland iyo Guud ahaan Soomaaliya inay ka faa’ideysataan.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/1241629749560453/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.