Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland waxay utaagan tahay Somaliya Qaran Dimuqraadiya oo Fadaraal ah
    Puntland

    Puntland waxay utaagan tahay Somaliya Qaran Dimuqraadiya oo Fadaraal ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 2, 2024Updated:May 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland,waxay utaagnayd,una taagan tahay,una sii taagnaan doontaa Somaliya mid ah,Qaran ah,Dumuqraadiya,Fadaraal ah oo Nooluhu karaamo ku dhex leeyahay.

    In aan Xisaabtano yaysan ka dhignaan in aan Somalinimada dhibaataynayno.

    Mid kale oo aan la dhaafi karin oo ay tahay in aan gadaal ugu dagno oo aan ilaalino waa soo jireenkeena ku sumadan raadinta Qaran Somaliyed oo mid ah.

    Xasan,ayaa saakay khatar ku ah Qaranimada ee aan u istaagno ka badbaadintiisa,Anagoo la kaashanayna Somalida kale ee midnimada jecel.

    PL,waxaa ka socotay dood ukala qaybsanayd Laba jiho oo kala ahayd…

    1.Aan sii wadno baadigoobka Qaran Somaliyed.

    2.Aan ka tashano oo PL isku koobno.

    Hadaba,waxaa guulaystay dooda ah aan sii wadno baadigoobka Qaranimada oo aan ilaalino taariikhdeena ku sumadan raadinta Qaran mideeya Umadan Somaliyed.

    Somaliya Qaran Dimuqraadiya oo Fadaraal ah waa yoolkeena.

     

    PL,waxaa ka socotay dood ukala qaybsanayd Laba jiho oo kala ah…

    1.Aan sii wadno baadigoobka Qaran Somaliyed.

    2.Aan ka tashano oo PL isku koobno.

    Dooda ah aan sii wadno baadigoobka Qaranimada,ayaa guulaysatay.

    PL First Somaliya,ayaan Xasan uga badbaadinaynaa.

    JQ. pic.twitter.com/zNxS3hJe9U

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) May 2, 2024

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.