Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Putin iyo Kim Jong oo isku diray fariimo xasaasiya
    Somalia

    Putin iyo Kim Jong oo isku diray fariimo xasaasiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 15, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin,ayaa ballan qaaday “in uu ballaarin doono xiriirka wadashaqeyn ee kala dhaxeeya” Kuuriyada Waqooyi.

    Warqad uu u diray dhiggiisa dalkaas, Kim Jong-un, oo uu ku aaddiyay xuska maalinta xoreynta Pyongyang, ayuu Putin ku sheegay in tallaabadan ay noqon doonto mid ay labada dalba dan ugu jirto.

    Warqad jawaab ah ayuu Kim isagana dhankiisa ku sheegay in saaxiibtinnimada labada qaran ay soo billaabatay markii Japan looga guulaystay Dagaalkii Labaad ee Adduunka.

    Waxa uu intaas ku daray in “saaxiibtinnimadooda” ay sii xoogaysan doonto.

    Warbaahinta Kuuriyada Waqooyi ayaa shaacisay xogta ku jirtay warqadaha ay isku direen madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin iyo dhiggiisa Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un.

    Wakaaladda Wararka ee KCNA,ayaa sheegtay in Kim uu u sheegay Putin in wadashaqaynta ka dhaxaysa Moscow iyo Pyongyang ay sii waynaan doonto.

    Kim waxa uu sheegay in xiriirka Labada Dal uu sal adag ku yeeshay dagaalkii ka dhanaka ahaa Japan, uuna sii adkaanayay qarniba qarniga ka dambeeya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    December 20, 2025

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    December 20, 2025

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    December 20, 2025
    Latest Posts

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Faallo:-Yaa iska leh Eeda in ay Soomaaliya soo kaban waydo 30-sano kadib?

    Faallo:-Maamulada Koonfurta oo diiday qaaraan loo waydiiyay Laascaanood

    Maxaa ka jira saraakiil reer PL ah in ay Xamar ubaxsadeen?

    Wararkii udanbeeyay ee shirweynaha magaalada Kismaayo

    Wararkii udanbeeyay Ee Shirka Kismaayo?

    The One-Sided and Disputed Election Process Led by Villa Somalia Threatens Somalia’s Stability and State-Building Efforts

    Somali Identity, Race, and the Limits of Western Racial Frameworks

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.